Magaalooyinka Garowe & Qardho ee Maamulka Puntland oo si weyn looga Ciiday (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka subaxnimadii la tukaday salaadii ciidul adxaa shacabka ku dhaqan Magaalada Garoowe. Salaada Ciida oo lagu tukadey garoonka kubada cagta Mire Awaare ayaa waxaa Madaxweynaha kala qayb galay, Gudomiyaha Baarlamaanka Mudane. Axmed Cali Xaashi iyo kuxigeenadiisa, masuuliyiin ka tirsan goleyaasha Puntland, saraakiisha ciidamada, saraakiil ka tirsan … Continue reading Magaalooyinka Garowe & Qardho ee Maamulka Puntland oo si weyn looga Ciiday (Daawo Sawirro)